Golaha Wadatashiga Qaran oo yeeshay kulan fogaan arag ah (Maxaa ka soo baxay)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa guddoomiyay kulan Golaha Wadatashiga Qaranku ku yeesheen habka fogaan aragga. Shirkan ayaa looga hadlay dhammeystirka howlaha doorashooyinka, xaaladda amniga iyo sidii wax looga qaban lahaa abaaraha ka jira dalka sida lagu sheegay qoraal kooban oo ka soo baxay xafiiska Rooble. Lama sheegin wax go’aano ah oo … Continue reading Golaha Wadatashiga Qaran oo yeeshay kulan fogaan arag ah (Maxaa ka soo baxay)